Waxaan rabaa in aan dilo NINKEYGA, help, wuu igu qasbaa in aan laseexdo (2024)

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Waxaan rabaa in aan dilo NINKEYGA, help, wuu igu qasbaa in aan laseexdo

SomaliNet Forum (Archive): Ila Tali Walaal - Ask The Experts: Archive (Before Feb. 16, 2001):Waxaan rabaa in aan dilo NINKEYGA, help, wuu igu qasbaa in aan laseexdo

<!-Post: 165309-!><!-Time: 979326803-!><!-/Post: 165309-!><!-Post: 165323-!><!-Time: 979327625-!><!-/Post: 165323-!><!-Post: 165362-!><!-Time: 979330457-!><!-/Post: 165362-!><!-Post: 165390-!><!-Time: 979333640-!><!-/Post: 165390-!><!-Post: 166909-!><!-Time: 979559779-!><!-/Post: 166909-!><!-Post: 167076-!><!-Time: 979572496-!><!-/Post: 167076-!><!-Post: 167192-!><!-Time: 979579406-!><!-/Post: 167192-!><!-Post: 169265-!><!-Time: 979773039-!><!-/Post: 169265-!><!-Post: 170230-!><!-Time: 979870943-!><!-/Post: 170230-!><!-Post: 170548-!><!-Time: 979912318-!><!-/Post: 170548-!><!-Post: 181052-!><!-Time: 981094635-!><!-/Post: 181052-!><!-Post: 181152-!><!-Time: 981108383-!><!-/Post: 181152-!><!-Post: 181226-!><!-Time: 981118512-!><!-/Post: 181226-!><!-Post: 181387-!><!-Time: 981132344-!><!-/Post: 181387-!><!-Post: 181448-!><!-Time: 981137875-!><!-/Post: 181448-!><!-Post: 181495-!><!-Time: 981141092-!><!-/Post: 181495-!><!-Post: 181662-!><!-Time: 981157187-!><!-/Post: 181662-!><!-Post: 182369-!><!-Time: 981243441-!><!-/Post: 182369-!><!-Post: 182584-!><!-Time: 981284066-!><!-/Post: 182584-!><!-Post: 182940-!><!-Time: 981337232-!><!-/Post: 182940-!><!-Post: 183411-!><!-Time: 981391528-!><!-/Post: 183411-!><!-Post: 184385-!><!-Time: 981467253-!><!-/Post: 184385-!><!-Post: 184539-!><!-Time: 981477780-!><!-/Post: 184539-!><!-Post: 184627-!><!-Time: 981484373-!><!-/Post: 184627-!><!-Post: 191967-!><!-Time: 982153363-!><!-/Post: 191967-!><!-End-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>Julieta<!-/Name-!>

Friday, January 12, 2001 - 09:13 am <!-Text-!> Ninkeyga wuu ixoogaa marwalba, aniga ma'aan jeclin in aan laseexdo.
Asiga aad ayaan ujeclahay, waana nin wanaagsan, laakiin maan jecli wasmada.

Naagaha laqabo, maxaa idinka talo ah.

P.S gabaryar ayaan ahay oo ay kucusubyihiin waxyaabahaan

Ila taliya walaalayaal, maxaa sameeyaa?

Caay waa mamnuuc <!-/Text-!>

<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>GABADH XAAS AH<!-/Name-!>

Friday, January 12, 2001 - 09:27 am <!-Text-!> GABADH XASAAS AH WAXAAN KUWAYDIINAYAA MAXAAD UGUURATAY HADAADAN DOONAY IN INDAA INKAAGA LASEEXADO.

MISE WAA NIN WAYAN OO WAXAAD ISLEEDAHAY WAXBA KUMATARAYO. ANYWAY HADII AADAN DOONAY IN AAD UGADO WAAJIBKAAGA WAYDIISO FASAX SASAA KUDHIBYARE. <!-/Text-!>

<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>naa maxay tidhi<!-/Name-!>

Friday, January 12, 2001 - 10:14 am <!-Text-!> walaal hadii aadan rabin wasmo iyo wada cayaaris
gurigii hooyadaa ayaad fadhin lahayd cadee
hadii ninku kaa xirsi wayn yahay oo aanad qaadi
karin ilaahay dhib ma abuurin waanu kuu garaabay
naa anagaba anagoo qaylinayna ayuu afka maro noo
galin jiray aakhirkii waan laqab sanay talo waliga
a ogow saliida umari markuu kaa shaqay nayo hadaad
macaan san waydo waligaa waxba ha iwaydiin
nabadeey <!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>rag yaqaan<!-/Name-!>

Friday, January 12, 2001 - 11:07 am <!-Text-!> julieta LOL

naa maxay ku hadashay qoftoo oo kaalay hadaanaad ogalayen shaqada qaranka maxaad ninkan miskiinka ah u dhibaysaa?

allah dumaraaw dhib badanidiin...naa nika xisaabtiisa sii uu nac nacda jooji

waxaad samaysa qosol,fakar,afkana wax macaan gasho xaajigana alaabta u salaax adna naasaha ku lux kulba is rug rug------------------sheeka xidhan deh <!-/Text-!>

<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>GABAR INAN AH<!-/Name-!>

Monday, January 15, 2001 - 01:56 am <!-Text-!> lol julieta ?
WALAHAI WAAN KU QOSLAY SHEEGDA AAD KU QORTAY NETKA . LAAKIIN WAXAA DHAB MIYAA MISE WAAD ISKA HADLIN WALAAL?
HADAY KAA DHAB TAY MAXAAD U WARINAYAA ADIGA IYO ININKA KU QABA SIRTIINA MIYAADN OGAYN WAX DUMARKA MUSLINKAA LA FARAY? <!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>GabarYaaban<!-/Name-!>

Monday, January 15, 2001 - 05:28 am <!-Text-!> Nayaaa maxaa u guursatay ninka haddii aadan rabin in aad la seexato ,,,,ileen si kale kuuma guursanee mise waa ka dharagtay oo midkale ayaa isleedahay aad,,,,,,Nayaaaaa ,,,,,heedhe,,,,haddii aadan rabin ku dheh Candhadaa kaa goonaayaa ee haddii kale cesho Candhada,,,,,goleeba uma aad ekid mid iska dhaamo haddii aad dhaantid ma aadan halkan ku shir take laheen wasaqnimada iyo waxa aad sameeysaan adiga iyo Ninkaaga ,,,,,ee heedhe ,,,orodoo caruurtaada dhaqo ,,,oo ka dhexba dadka aadan lamid aheen,,,,,, <!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>Som.yaqan<!-/Name-!>

Monday, January 15, 2001 - 07:23 am <!-Text-!> Walaalayaal soomaalidii reer baadiyaha ahaa ayaa markii ay qurbaha yimaadeen waxay sameeyeen wax walbo oo ay ilbaxnimo moodeen,waxaanse u malaynayaa in gabadhaas ama naagtaasi tahay NAAGAHA ISKU RAAXEEYO (LISBEN) <!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>Anonymous<!-/Name-!>

Wednesday, January 17, 2001 - 01:10 pm <!-Text-!> Inanta cayda ka daaya,laga yaabaa inay aad u yar tahay oo ay naxdin ku noqden waxyaabahani,way dhacdaa ama qofka yaraantiisii la abuse gareeyay.

markaad wax ka hadlaysaan si cilmi leh u eega,maaha canbaro iyo cutiya.

walaalo inantaas dhibanayna u tag dhakhtar-nafsaani ah oo u sheeg dhibtaada waxay kuu sheegayaan sidii aad ula qabsan lahayd wixii aad naxdin ka qabto. <!-/Text-!>

<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>qumayo get a life<!-/Name-!>

Thursday, January 18, 2001 - 04:22 pm <!-Text-!> eeyaahee, ee dee ma waxbaa kuu dhiman.

what the hell is wrong with you.
if you were not ready to sleep with him then why the hell merry him.
or you think its ilbaxnimo to talk about that $hit.
dont mess with gabdhaha soomaliyeed magacooda iyo sharaftooda dhinac ha uga dhicin ok dhaadhaan yahay!!!

qumayo <!-/Text-!>

<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>daalac<!-/Name-!>

Friday, January 19, 2001 - 03:51 am <!-Text-!> naayaa maxaa dhahday wasmadaa dhec banahay aa
daalac hadalkiisa dhageyso naayaa lisbish maatahay
naayaa mais fareeysaa yaah •••• up •••• up
i say fck u all u matherfack idhageyso mardanbe
yaan hadal kaa kaamaqlin hadii kale DAALAC
waa kugu raabaa kugu shaqeystoos bitch aad tahay
sharmuutoos waa kuu dhameynaa •••• up bitch
waa lagu wasaa waa niikinee
naag walbo bitch waaye <!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>Hooda<!-/Name-!>

Thursday, February 01, 2001 - 08:17 pm <!-Text-!> Hey guys give the girl a break lol@ ,Hey sis there is a lot more to marriage than just physical attraction/mental certisfaction ect all this are excersed b4 marriage and the really big thing that both partners experience after marriage is Sexual intercourse,which is new to each parter that is if u r a first time doer lol,
anyways I can understand if u r having problems facing it,could be ur psycho image or ur body is rejecting the spouse...that need alot of psychology sis but sexual intercourse is avery important part of marriage just as much as other issues r,it creats a special bond between you guys
I don't blame ur husban if he is alittle aharsh on ya,u just flashed off something he longed for.
Hey try ur best to make it work girl before it's too late and do it witha all effort,it's areal important part of marriage although it's not everything......Good Luck! <!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>Dhal-fo<!-/Name-!>

Friday, February 02, 2001 - 12:06 am <!-Text-!> To:Julieta

Waxaa la yiri G*u*s arooryaad & S*i*i*l barqaad leysla waa............... Wuxu bir bir geli ma ahan, cad bir geli ma ahan, bir cad geli ma ahan, waa cad cad geli.

Haddey dhibaatada jirta eey aroortii tahay odeygaaga ku dheh bax soo kaadi ????........... Hadduu horey ka jiifto sariirta waa cadahay ???? Hadduu dhuunta kaa soo galana dhabta uga fadhiiso mahadna-celi....

Sheeko:

Gabar ayaa gurigeeda in ey joogto oo reerkeeda in ey dhaqato looga maaro waayey sababtana la garan waayey ilaa hooyadeed waanwaanta dhexgasho oo ey ogaato dhibaatada jirta.... Naa kaalay maxaa jira, hooyo looma adkeysan karo alaabtiisaa weyn....Naa iigu yeer wiilka,wiilkii baa yimid hooyo waxan ma runbaa maxaa ka jira ahaa maama waa run....... Sodohdiis baa tiri waryaa banaanka u soo saar wiilkii oo xishoonaya ayaa dibada u soo saaray........ Gabadhii baa logu yiri aabahaa wax yar baan (30Sano) ku heystay aan ugu samraayey, gabaryahay dhageyso ha ku anfoco ama yuusan ku anficin koley gurigaan kama baxaayo ama adiga ha kugu jiro ama aniga ha igu jiro.........

(Haddii uu weyn yahayna dumarku ma wada heystaan ee biyo biyeeso)

Dhal-fo..... <!-/Text-!>

<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>nicko jr<!-/Name-!>

Friday, February 02, 2001 - 02:55 am <!-Text-!> nayaa maxaa tiri ku soo celi . waa inaad ogaataa
in ay dumarka unoolyihiin in lawasa un.sharmuuto
leetahay. <!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>NASIIXA<!-/Name-!>

Friday, February 02, 2001 - 06:45 am <!-Text-!> hey! NIKO JR
sxb tartiib, maxa dhahday dumarka waxay unoolyihin in lawaso uun sxb ha qaldamin hadalkaga kunoqo.
rag iyo dumar waxay unoolyihiin in Alah cabudan.

julieta, dabalyay maxaa ugursatay hadii aad rabin in aad lasexato ninkada! waa jeclahay iyo marabo in aan lasexdo wax iskenayo maha,
plzz reerkaga safican u dhaqo.
salam. <!-/Text-!>

<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>Anonymous<!-/Name-!>

Friday, February 02, 2001 - 08:17 am <!-Text-!>lol@nickojr<!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>Analyst<!-/Name-!>

Friday, February 02, 2001 - 09:11 am <!-Text-!> Wallaahi,waan inika wada yaabay hadday inantu talo ini waydiisay maad talo si macaan u siisaan?!.

Miyayan inii sheegin in caydu reebban tahay? miyayanse inii sheegin inay yar tahay? maxaase loo
waayey mid kaliya oo waydiiya/sa sababtay ku dhacday inay nebcaato in lala seexdo,ayadoo la qabo?! Soomaalidu caaddifadeedu kici okaa hubsino daranaa!.

Haddaba walaal,haddaay kaa dhabtahay,waa dhib qoys oo adig iyo odagaagaba haysata, inaad dadka talo waydiisana iniga dhib ilama leh oo cid ku taqaan adiga iyo ninkaaka ma jerto, marka uma arko sirfaafin.

Marka walaal, waxaad noosoo sharaxdaa balsababta adoo jecel ninkaaga aad u necebtahay laseexashada? kaddib baan talo kusiin karraa ee hadda waxaan ku siin karro maleh. <!-/Text-!>

<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>naag nin leh<!-/Name-!>

Friday, February 02, 2001 - 01:39 pm <!-Text-!> soomaaliyeey gabarta dhaafa anbo dhibkoo kale aa i heysta dhowr bilood aan nin leeyahey waan jeclahey laakiin wasmada wax macaan aan u qabey, mase ahin ee cabaad leenba waqtigii ku dhameystey, almiino istiinka aaba roon,anaaba xooga hadhawna cabaada,waxaanse isku qanciyaa dadka dhan aa qaba sidan markii wax dhasho uu beelo noqonaa ooilmo kaa soo dhex baxaan, gacliso samir koleyba raaxo badan ma laha sida nimanka u waashaan,markii sheekada dhamaato asaga shumis mahad celin ah ilee tin iyo cirin,iyada tabcaan.gabarta waxey aragtee caayda ka daaya. <!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>jabuutaawi<!-/Name-!>

Saturday, February 03, 2001 - 01:37 pm <!-Text-!> naa mayee ninka usoo iibi madaamad waa ta caaga
ah ee naasaha leh sida naagtana u eg habeen kii
ag dhig. oo wuu waashee haduu xoog keenay
hadii kale walaal u fasax in uu naag kale ku la guursado. <!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>ruweyda<!-/Name-!>

Sunday, February 04, 2001 - 12:54 am <!-Text-!> tani waa duni gadoontey naa gabdhihii maxaa xishoodkii ka qaadey indho adagaa ninkeyga waa jeclahey hadana ma....afkeygeyga walaahi ma marin karayo,walaal waa ceeb wixii idin dhex marey iyo sexliv ama privatliv in aad halkan keento waxasi waa dameer xumo allaha ku abuurtey ka baq,adamahana ka xishood,ogow cidi kuma arkeyso markaad qoreyso anaka balse rabi ma ilowdey xishoodka u noqda gabdhaha ragooda ka sheekeynayaa iyo arin qarsoon oo iyaga dhex martey mushtamac dhex keeneya. walaal cafis wixii danbiya. <!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>Samawado<!-/Name-!>

Sunday, February 04, 2001 - 03:40 pm <!-Text-!> As/caleykum, abaa waan ku salaamay, waxaan ku weediiyey inaan dilo aan rabaa miyaad tiri? soomaaliya maad joogtaa? mida kale meesha maa ku xiran/fircoon hadaad u gudan tahay hospital aad oo isa soofur kana dhameeso isaga, hadii aadan dareen laheyna dee alaah haku siiyo, mida kale abaayo yaaba hela nin dareen badan waa mid nasiib badan horaa looyiri muufo nin kasaayaa lasiiyaa, ana waxaan ku fakaraayaa midka aad heysoo kale hadaan heli lahaa ee shib dheh oo alhamdu lilaah dheh, kuna dheh aboo marka hore simacaan iigula ciyaar ciyaarta kadibna simacaan iigu raaxeey oo isoojiido intaa iyo talo wacan As/alaamu caleykum. <!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>daaud<!-/Name-!>

Monday, February 05, 2001 - 06:45 am <!-Text-!> Hello

I think u r sick,
didnt ur mother told u that u wil be f*cked if u marry, -- well if u get married u have to sleep with ur man that normal in Humanity, if u dont love him that is another story but u say that u like the guy so sleep with show him love and take care ur man

U know what love means lady?
It means sex -- f*cking -- sleeping with some one else -- it means that u have to show ur partner love.

i wish u knew more love before u get married,

Hopefully i said alot seeya <!-/Text-!>

<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>run sheege<!-/Name-!>

Tuesday, February 06, 2001 - 03:47 am <!-Text-!> sheegoda iska dhaaf naagaha wasmada weyku koraan waxaana loo abuuray in la waso runta lagama
xishoodo laakiin dadka badanaa been ayey ku faanaan <!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>Hanad<!-/Name-!>

Tuesday, February 06, 2001 - 06:43 am <!-Text-!> ILLAAHAY DULBADANNAA * MUXUU DUUL WALBA ABUURRAY.

HANAD. <!-/Text-!>

<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>king<!-/Name-!>

Tuesday, February 06, 2001 - 08:32 am <!-Text-!> naa dil ninka oo isaga was.......lol..
malaa talo taas ayaad u jeceshahay......
cey ma jirto ayaad tidhi cidinana kuma caayayso adaaba isku dhammeeyay.... <!-/Text-!>
<!-Icons-!><!-/Icons-!>

<!-Email-!><!-/Email-!><!-Name-!>daba jecle<!-/Name-!>

Wednesday, February 14, 2001 - 02:22 am <!-Text-!> walaalayaal ila tali aniga maxaan aad iyo aad uga helaa dumarka dabada oo weyn qabaan.ee maxaan sameeyaa naagtayda daba yar ayey leedahay <!-/Text-!>
Feel like posting? Pleaase

click here for the list of current forums.

Waxaan rabaa in aan dilo NINKEYGA, help, wuu igu qasbaa in aan laseexdo (2024)

References

Top Articles
Latest Posts
Article information

Author: Trent Wehner

Last Updated:

Views: 5912

Rating: 4.6 / 5 (76 voted)

Reviews: 91% of readers found this page helpful

Author information

Name: Trent Wehner

Birthday: 1993-03-14

Address: 872 Kevin Squares, New Codyville, AK 01785-0416

Phone: +18698800304764

Job: Senior Farming Developer

Hobby: Paintball, Calligraphy, Hunting, Flying disc, Lapidary, Rafting, Inline skating

Introduction: My name is Trent Wehner, I am a talented, brainy, zealous, light, funny, gleaming, attractive person who loves writing and wants to share my knowledge and understanding with you.